Madaxweynaha Puntland C/wali Gaas oo Cafis u Fidiyay Maxaabiis

gaas

Madaynaha Puntalnd Dr C/wali Cali Gaas ayaa manta cafis u fadiyey maxaabiis dhan 13 oo dabiyo fudud kuxukunaa taliyaha maxaabiista Mudug ayaa madaxwaynaha umahadceliyey maxaabiistaan ayaa iyaguna umahadceliyey madawayanah iyo madaxda maxaabiista madama xariga laga siidaayey

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.