Dhageyso:Cabdi Xoosh Ashkir Maxuu Kayiri Xildhibaanada Somaaliya iyo Digniin

War saxaafadeed uu qabtey Ganacsade Cabdi xoosh ashkir ayaa Shacabka Soomaliyeed uga digay doorashada soo socota, isagoo sheegey Xildhinaanada waqtigoodu sii dhamaanayo ay ahaayeen kuwa Soomalida lugooyey oo dib dhac iyo horumar la’aan ukeenay mana istaahilin in ladoorto kuwaas.

Cabdi xoosh ayaa kataariiqeeyey waxay Soomaaliya ahaan jirtey iyo sharftey lahayd iyadoo aduunka oo dhan laga tixgalin jirey, Soomaliya waxay ahayd tii u horseeday Africa inay xornimo qaadato cadowgeedana meel uga soo horjeedsato kacdoonka Africa ay gobanimadeeda ku heshey waxaa hogaaminaayey allaha unaxariisto Madaxwaynihii hore Soomaaliya Maxamed Siyaad Baarre.
Hoos kadhageyso

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.