Daawo: Taliyaha Booliska Mandera Kenya Ayaa qirey Dhimashada Ciidanka Boliiska

Taliyaha ciidamada Booliska Mandera , joe Borongo ayaa cadeeyey in al-shabab wadada ugaleen oo qarax laga tuurey Baasuuke oo qabsadey gaarigii ay saarnaayeen Booliska Kenya, Boolisskaan dhintay ayaa waxay waardiyey nayeen gaari bas ah oo ay rabeen inay marsiiyaan wadada nasiib daro taasi madhicin oo Al-shabab baa jidka u galay buu yahay taliyihii Booliska Mandera.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.