WararkaGobweyn: Ciimada Ku sugnaa Goobweyn oo Lo Soo Qaday Magaalada Kismayo.

Waxaa Goob Weyn Lag Soo Qaday Ciidamada Saldhiga Ku Laha Sabca Asharaf Ka dib Kulamo Maanta ka  dhacay Goob weyn Markii Ay Gareen Masulin Ka tirsan Maamulka Jubaland oo lo Magaacabay .

Waxa Ciidamada Lagu Qanciyay iyaga Iyo hubkooda in La Dajinayo Jamacadii hore kismaayo Dhamaan waxa Lo Soo Qaaday Agabkii Ay Lahayeen oo isugu jiro Doonyo iyo Hub Culus .

Sarkaaalka Ciidamada Itoobiyo u Qaabilsan Gobalada jubooyinka oo Saxafada Goob Weyn Kula Hadalay Ayaa shegay in u jedkood uu Yahay inay soo Gabo Gabobeyaan siyaasada Ka Tagan Kismaayo ee Lagu Kala argati Duwan Yahay iyo dhaqan Galinta Heshiki Kismaayo Ka dhacay

Waxa Ay hada Magalada u jiraa Wax Ka Yar 15 km

La soco Codad iyo Sawirada Cadamada

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.