Dhageyso: Shirkii Madaxda Dowladda iyo kuwa Dowlad-Goboleedyada oo warmurtiyeed laga Soosaaray

Magaalada Muqdisho Maanta Waxa Lagu soo Gabo Gabaya Shirkii Log Hadlayay Hananka dorasho ee Somaliya oo Malmihii La soo dhaafay Muqdisho Ka soconayay
Shirka Ayaa Wax Lag Soo saaray Qodobo dhowr ah oo ay Gareen Masulinta Shirka Ka Qeyb Galayay ee Isugu jiray kuwa Dowlada iyo Maamul Gobaledyada
Waxa La isku Racay Wax mudoo Korarsi ah inuusan jirin o ay Dalka si Cadi ah Waqtigiis oga Dhaceyso Dhoorasho Lakin Hananka Dorasho ee Hada Wax Lagu Dooranayo uu Ku eknaayo Dowaladaan Imaan Doonto laaakin Dowalada Xigto Ay Doorsho Cod iyo Qof ah Ka dhaceyso Dalka.

Halkaan Ka dhageyso 

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.