Xog:Axmed Madoobe Iyo Qaar Ka Mid Siyasinta Besha Sade ee Muqdisho Yimid Muxu Salka Ku Hayaa Safarkoda

Safarka Magaalada Muqdisho uu Ku Yimid Waxa Ku Wehlinayo Qaar Ka mid Ah Siyasiyinta Besha Sade Sida Maxamed Sayid Aadan , Cabadi shire.
Waxa Ay Muqdisho ka Dageen Mid Ka mid ah Hotelada Magalada Muqdisho ILo Gedo Times uu Wareysatay Ayaa Xog Fiican Waxa Ay Ka siyeen Safarkooda Wax uu Ku Qotomo.
Waxa Lagu Wadaa Inay u Gudbaan Magaalada Garowe Ka dib Markii Ay Muqdisho Ku Kulman Cabdi wali Gaas oo ah Madaxweynaha maamulka Putland

Waxa socdo dhaq Dhaqaq Siyasdeed oo Ku Aadn In Reysal Wasarihii Hore ee Somaliya C/wali Sh, axmed loo Mideebo Siyasadiisa ku Aadan Inuu Noqodo Madaxweynaha Somaliya Maamulada jubland iyo Putland ay Siyaan Codadka Barlamaanka oo uu Madaxweynihii GuleystioHeli Donoo Codad Ka Badan 51%
C/wali Sh, Axmed Ayaa horey u Shaciyay inuu yahay Musharaxa u Tagan Hogaminta Somaliya Dorsahada Somaliya Ka Dhaceyso 2016
Hadii Ay Midobaan Maamulada Jubland iyo Putland Waxaa Rajadisa Dorshada 36% Ay Hagaageysaa C/wali oo Rajo Xumi ay Soo Food Sartay Ka dib Markii Faroole uu Shegay inuu Yahay Musharax u Tagan Jagada Somliya Dorashada dhaceyso
Sababihi uu Madxweyne Xasan uu ugu Guleysatay Hogaanka dalka Ayaa Wax Ay Ahay inuu ugu Dadaleen inay Dorshada Ku Guleystaan Taas oo ay Cashir Ka Barteen Waqtigaa Cashirkii ay Dhigeen Xasan Shiekh iyo Saxibadiisa.
Dorasahada Dalka Hada Ka Dhaceyso Ayaa Noqoneyso Qaab Kooxeysi aha Taas oo Koox Walbo ay rabto in ay ku Guleysto Dorashada Dalka
Dad Lagu Kalsonayahay Ayaa Gedo Times u Shegay in Siyaasinta Imaandona ay Wadan donan Mareykanka Iyo itobiyo.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.