“Warbixin”Dib u Dhac Ku Yimid Xafaladii Heshski Kismaayo Lagu Shacinaayay Qodabadisa

Waxaa Goor dhow La Shaciyya In si Rasmi Dib u Dhac  uu Ku Yimid Xafaladii Lagu Shaacin Rabay Heshiskii Ay Wada galeen Besha Sade iyo Hogaamiyaha Maamulka Jubland Qodabadiisa .

Sababta Keentay Heshiska Dib U Dhaciicisa Ayaa Qaar Ka mid dadka Sida Gaarka ah u La socday Ay u Shegeen gedo times in Wasiirka Difac Somaaliya oo La Filayay Maanta inuu Tago Kismaayo in Safarkiisa uu Dib u Dhac uu Ku Yimid Ka Dibna La Shaaciyay In Dib Log Dhigay Xafdalada .

Wasiirka Ayaa Saaka Ka soo degay Garoonka Muqdisho isago Ka imaaday Dalka Kenya isago Saxaafada Aan La Hadlin Ayaa Dib Oga Baxay Garoonka Waxaan safarksa Lagu Shegay Magaalaada baraawe inuu Yahay .

Kulamo Gooni Gooni ah ayaa Hada Ka Socoanyao Maglaada kismayo oo Yelanyaan Xubanaha Besha Sade Kuwaas oo salka Ku Hayo heshiiskii Kismaayo Lagu Garay

Xaalad Guuda ee Kismaayo Ayaa degan Waxaana Barlamanka oo Manta Kulmay Ay Dastuurak ka Saren Qodabad Labada Ahaa ee Horey Ay u Shaciyeen inay Ogaladan wax Ka Badalka Dastuurka

 

1 Comment

  1. durbadiiba waxaa bilowday shakigii ay qabeen dad badan waxaa jira dad hor taagan nabada somalia ooo isku sheega in ay madax ka yhihiin urur goboleedyo ama wadamo waxaa la yiri hoyada waxay guradanbeeskeeda ooga baqdaa wixii curadkeeda dilay waxa ay dad badan ka cabsi qabaan in heshiiskaan uu maro halkii ay mareen kuwii ka horeeyay

Leave a Reply to gooni Cancel reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.