Daawo:Dowladda Federaalka ah oo hub ku Raali Galineysa Puntland

Diyarad wada shixnad hub ah ayaa ka duushey Muqdisho oo kusii jeeda Puntland. dawlada  Somaliya ayaa ku tilmaantey in uu hubkaan  yahay mid lagula dagaalamyo al-shabaab

maalmo kahor bay ahayd markii maamul goboleedka Puntland  ay ku eedeeyeen Dawladu federaalka inay kisuu dirtay Al-shabab deegaanada Puntland, diyaaradaan qalabka militariga lama oga inay wax kabadalayso xiriirka Puntland iyo Dawlada Federaalka ah .

Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.