Warbixin “ Qodoabadii Besha Sade Ay Axmed Madoobe Hor Dhigeen oo Qar Laga Rebay

War Goor dhow uu Helay Gedo Times ayaa Wax Ay Shegayaan in 14 Qodob ee La hor dhigay Axmed Madoobe oo Ah Hogaamiyaha Maamulka Jubland  Qaar Laga Rebay .

Shirka oo Wajigiisa Labaad Galay Maanta Ayaa Wax Loga Dooday 14 Qobad ee La Hor dhigay Axmed Madobe .

Qaar Ka mid ah Gudigii Shirka Ka Qeyb galay oo La Hadlay Gedo Times ayaa Waxaa Ay u Xaqijiyeen in Mid Kamid Qodobada La Reebay oo Laga Dhigay 13 Qodob,  Qodobka La Rebay aya Wax uu yahay inusan jireyn Madaxeyne ku Xigeen Labaad oo Ka mid aha 14 Qodob oo Besha Sade ay Hor dhigen Hogaamiyaha Jubland

Gudiga Besha Sade ayaa Qodobkaasi Waxaa Ka Rebay Wafuuda Dhex Dhexadinta Ka Ahyd Shirka ee Ka socday Besha Calamka iyo Dowlada Faderaalk ah.

Xubno Ka Tirsan Gudiga ayaa Gedo times La Hadlay Wax ay Shegeen in Ku Qan Ceen Qodobkaasi Laakin Lagu Qanciyay Ka Tansulkisa Qodobka in La Hir Galiyo 13 Qodob oo Kale Oo loo Balan Qaden.

Wixii ku soo Kordho La soco

1 Comment

Leave a Reply to Cade Cancel reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.