Xog: Wasiirka Amniga oo Xilka laga xayuubinaayo, iyo Sanbaloolshe oo Wasaaradaasi loo Magacaabayo.

Iyadoo malmihii dambe ay muqdisho ka taagneyd ahdal haynta dhinaca amaanka ayaa Gedo Times waxa ay xog ku heshay in Madaxweynaha iyo Raisal wasaaraha ay isla garteen in xilakaqaadis lagu sameeyo Wasiirka Amniga Gudaha Mudane Cabdirisaaq Cumar Maxamed.

Madaxweynaha ayaa Raisal Wasaaraha ka dhaadhiciyay in Xilka Wasiirka amniga loo magacaabo Cabdulaahi Sanbaloolshe oo hadda ah safiirka soomaliya u fahdiyo dalka Turkiga.

Sanbaloolshe o osaxiib la ah madaxweynaha kana tirsan uruka Damu Jadiid ayaa xilkaasi lagu wadaa in lo oMagacaabo aalmaha soo aadan, iyadoo hadda uu muqdisho ku suganyahay.

ma cadda in isku shaandheyn khafiif ah lasameyn doono iyo in labadani shakhsi un la isku badali doono, iyadoo hadda Villa Soomaalia iyo guud ahaan Muqdisho aad looga hadal hayo arimahani so okordhay.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.