Dhageyso: Wasiir Hawenka Somaliya “Waa In Dumarka Ay Ka Soo Dhex Muqdaan Siyasada Dalka”

Xubnaha Labada Gobal ee Doowlada Fedralka  Xubno metelayay  Maamul Gobaleyada Dalka ka jira Wakiilada Q/m, Miduwga Yurub, iyo Miduwga Africa aya Manta ka qeybgalay Shir looga hadlayay sida loo ciribtiri karo dhibaatooyinka ay la kulamaan Haweenka Soomaliyeed iyo qaabka ay hor mar uga sameyn karaan Dhinacayada Siyasada Dhaqalaha.

Kusimaha Wakiilka Q/M  ee Soomaliya oo hadla ka jediyay shirka aya shegay in Q/M  aya soo dhaweyneso in haweenka Soomaliyeed ay ka dhexmuuqdaan Siyasada Dalka waxana isaga oo ku taliyay in kalin weyn ay ka qataan Xasiloonida Soomaliya.

Wasiirka Hawenka iyo Hormarinta Xuquuqda Adanaha Xukumadda Fedralka Sahro Cali Samatar  aya dhankeeda shegtay in jiraan dhibatooyin badan oo ay la kulmaan Hawenka Soomaliyeed .

Sahra Cali Samatar aya shegtay in haweenka Soomaliyeed loga fadhiyo in ay ka Soo dhex muuqdaan Doowlada  tan xigta

Gebe Gabada shirka aya si weyn loo lafa guray wadada ay hawenku ku heli karaan xaqa ka maqan, waxana Ambasatoorada ka qeybgalay ay u mahadceliyeen qaar ka mida Maamul Goboledyada dhisan oo ay ku amaneen sida ay u mujiyeen kaalinta Dumarka ee ka mid noqoshada Doowlada Gobaledyada.

Halkaan Ka dhageyso:

Z0000013

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.