Dhageyso:Maxaa Ku So Kordhay Qaraxii Lab tobka Lo Adegsaday ee Ka dhacay Garonka Baladweyne

Warar dheeraad ah oo la xiriira Qarax loo adeegsaday Computer Laptop oo ka dhacay Garoonka Diyaaradaha Ugaas Khalif ayaa ka soo baxay Magaalada Beledweyne waxeyna sheegaya in qaraxaasi khasaare ku kooban dhaawacyo uu geystay .

Gaashaanle dhexe Cali Dhuux Cabdi Mahad Alle taliyaha ciidanka booliska ee degmada Beledweyne ayaa sheegay in qaraxa uu ahaa mid ku jiray boorso Labtop , isla markaana uu ku qarxay afaafka hore ee garoonka.

Taliyaha wuxuu intaasi ku daray in ay ka hor tageen labo Qarax oo kale kuwaasi oo la doonayey in gudaha Garoonka lala galo md ka mid ahna uu ku xirnaa Printing

Halkaan Ka Dhageyso:

War Ciise Cabdi Ciise

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.