Daawo:Magaalada Buuhoodle lagu soo gabagabeeyay shir maalmo socday oo, uu shirgodominayay madaxwayne

Shir muddo dhowr maalmood ah ka socday magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn ayaa la soo gabagabeeyey. shirka oo uu shir gudoominayay madaxweynaha Maamulka Khaatumo Dr Cai Khaliif Galeydh ayaa diirada lagu saarayay xaaladaha nolaleed iyo mida amni ee deegaanada mamaulkasi.shirka oo muddo socday ayaa kusoo idlaaday is afgarad, waxaana kulankani u uqeyb kayahay kulamo uu degaanada maamulkiisa dadka dagan la qaato madaxweyne galeydh. galeyr ayaa ah madaxweynaha khaatumo iyadoo dadka deegaankaasine ay si xor ah u doorteen.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.