TOP News: Rai’sal Wasaaraha, Wasiirka Amnia iyo Taliyaha Nabad Sugidda oo Maanta Markale Baarlamaanka Hortagaya.

Mudanayaasha Baarlamaanka ayaa maanta markale su’aalo weydiin doona raisal Wasaaraha Dalka, wasiir Amniga iyo Taliyaha Nabad sugidda kuwaas oo shalay baarlamaanka hortagay.

Xildhibaano gaaraya ilaa 23 mudane ayaa  dhiman si ay su’aalo u weydiiyeen masuuliyiintani,iyadoo raisal Wasaaraha u usheegay in maanta markale uu baarlamaanka hor imaan doono isago osheegay inuu baajin doono kulanki ikhamiislaha ahaa ee golaha Wasiirada.

Xildhibaanada Qaar ayaa gudbiyay durba mooshin ka dhan wasiirka amniga iyo taliyaha nabad sugidda kuwaas oo codsanaya in xil kaqaadis lagu sameeyo labadani Masuul.

wixii kusoo kordha kala soco wararkeena dambe insha allah.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.