Maqall: Waa Maxay Sir?

Markii Aad Maqasho Ereyga Sir Wax ugu Horeyo ee Aad Amineysid Ayaa Ah Wax Qarsonaa oo u Bahan Inan Dibada Lo Sarin, laakin Ay Ogyihiin Dad Gaar ah oo Bulsho Wadaag Aan Lagu Ahyn.

Mustaqabalka Fog iyo Mid ka dhowna ay Tahay aayo Ka Talinteeda Ama in Cida Gaar ah ledahay oo lagu helay si kabaxsan Xeer Baahiyaha.

Mararka Qaar Waxaa Dhici Karto in Qof Dhaliil ama Amaan uu u Arko Sir Qarsoneed ee uu Bahiyay Qof markii uu u Sheego Qof Kale, Shaqsiga  Nool Waxaa u Leyahay Sir Dibada ah iyo mid Gudaha ah.

Tusaale Markii lagu dhaho Shaqsigaa Waa kee? Waxaad Ku Jawbeysid ayaa ah Waa Hebel? Taasi Ma ahan sir bixin  .Markii uu Helo Shaqsi Wax Adiga Ku Qarsonaa ee Iagaaga Hadlaayo Man Noqon Karto Sir ee  Waa Xog aan La bahin Hadi La shegana Wax ayasan Qaldameynin.

Somaalida Hogaanada Maamulada Dowliga ah iyo Kuwa Lo Dhibtay Goobo Gaar ah ee Lo Shaqo Tago, Inkasto ay U Badan yihin Kuwo Aqoon tood ay Tahay mid Daciif ah Hadana Dhibka Heysto Markii aaad Ka Shegto Wax isaga uu Dhibsanaayo Ayaa Ah Waxaad Bixisay Sirteyda inuu Dhaho,

“Sirtu Ma dhililbaa mise Wa Cey”

Labadubo Ma Ahan ee Wa Oraah Hadaleed Dhacay ee Lahaa Tabasho iyo Garasho Mid Ka mid ah Waxaan Xeer Ka Hadalkisa uu Yahay Dadka Ay u Dhaxeyso.

Aqoon Yarida Heysato Dadka Maamulda ah  Ayaa  ah inuu Shaqsiga Aamin Sanyhay Wax Walbo oo aad Ka shegtid Inay Tahay Sir u Qarsoneyd Xumaan iyo Samaan Inatabo, Hogaamiyaha aan Ehelka U Ahayn Wax uu Maamulayo Ayaa Ah Kan Ay Iskaga Qaldan Tahay Sir iyo Oraah Waqtigedii La jogo ee La sheko Wadagay ama uu Soo Dhamaaday.

Su,aasha Wali Aan Xalka Lo Helin Ayaa ah in Hogaamiyaha Aan Aqoonta Lahyn uu Wali Heysto                                                                                                                    “Sir Faafin Ama War Faafin”                    Waa midkee  Kan U Bahan Qarin

W/Q Jeylani Husen Yusuf

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.