Dorashadii Ugandha oo La Shaaciyay Cida Ku Guleysatay

Museveno

Waxaa Gor dhow Si Rasmi ah Loo Shaciyay Dorashadii Malinta Qamis ah Ka Bilaabtay Dalka Uganda ee Isugu Jirtay Madaxtinimada iyo Barlamaanka ,
15 Gobood ayay Ka Dhaceysay Dorashada Waxaa Xilka Ku loo Lamayay 8 Musharax oo uu ku Jiro Madxweynaha Hada Talada Dalka hayo Yuweri Musavani .
Inkstoo aya Jireen Rabshado Dhacay Intii Dorashada Socotay Dalka Hadana Wax Si Caadi Ku soo Gobo Gabowday Tirinta Codadka oo La Shaaciyay Inuu Jagada Dalka Ku Guleysatay Madaxweynaha Talada Dalka Hayo “ Musaveni”
Oo Dalka Maamuli Doono 5 Sano Isagoo Hor u Soo Maamulayay 30 Sano.
Xaalada Dalka Ayaa Degan Waxaan Mucaardka Ay ku Doodayan in La masuq Masuqay Doorashada Dalka Ka Dhacay

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.