Maxaa Ka Cusub Saaka Kismaayo

kis

Xaalaad Magaalaad Kismaayo Waa Ay Degan tahay Ka Dib Markii La Fashilayay Werarkii Fashimay ee Wasiirka Arimaha Bulshada Lagu Qarajin Rabay.

Ilaaa 5 Qof Ayaa Lo Xiray Werarkii Fa shilmay Waxan Su, aalo Lagu Weydinyaa Saldhiga Magalada oo ay Ku Xiran yihin Hada.

Dhinaca Kale Dad Kismaayo Ayaa Hadal hayo Furitaanka Shirk Dib u Heshisinta Besha Sade iyo Hogaamiyaha Jubalnd Axmed Madobe .

Waxaa Hada Kulan uu Ka Soconaya Xarunta Madaxtoyada Kismaayo Kaas oo u Dhaxeyo Madaxweyne Ku Xigenka 1aad ee Jubland C/laahi sh, ismacil Faratag.

Waxaa kulanka Log Hadlayaa Sida uu Gedo Times u Shegay “Farataag” Furitaanka Shirka Dib u Heshisinta ee Magalaad Ka furmayo e Lagu Qasbay Hogaamiyaha Jubland .

Xaalaada Guud ee Magaalaada ah aya Mid Degan Waxaa Magaalada Sii Kor dhayo Horamrkeeda Dhaqalo iyo midka Wax Barasho.

La soco Wararka Kale ee Kismaayo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.