MO farah oo lakulmay Ismaaciil Geele

Orodyahaynka Maxamed farah ayaa lakumay madaxwayanaha Jabuuti  ismaaciil Cumur Geele ayaa qasriga Madaxtooyada jabuuti kula kulmay orod yahan Maxamed Farah oo haysto 50000-10000 mitir madaxwaynaha ayaa usheegey orod yahanka Maxamed farah inuu qayb wayn ka gesto horumarka ciyaaraha orodka.

Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.