![Screenshot (46)](https://i0.wp.com/www.gedotimes.com/wp-content/uploads/2016/01/Screenshot-46.png?resize=678%2C343&ssl=1)
Axmed madoobe mar uu lahadlayey ciidamadiisa isagoo waheliyaan fartaag , Macalin Maxamed iyo kuwa kale ayaa sheegey in dhulka Jubaaland la xoreynaayo, maamlmo kahor bay ahayd ciidmadii Kenya markay iskaga baxeen Gobolka Gedo kadib markii xarakada Al-shabaab ciidan kabadan 100 askiro oo cidamada kenya ah ay ku dileen Ceelcade su aashu waxay tahay Maamulka Kismaayo mahaysto Taagerada shacabka Daga Jubooyinka.
Hoos Kadaawo
Leave a Reply