Maamulka Galmudug oo Caabudwaaq ku xirtay Mursal Dhagcas oo baraha bulshada ka dhaliila galmudug

mursal

Maamulka Galmudug ayaa saldhiga degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ku xiray Mursal Dhagcas oo kamida Dhalinyarada Degmada Caabudwaaq kaas aragtidiisa shaqsi iyo Rabitaankiis ku soo gudbiyay barta uu ku leeyahay Faceboook taasoo dadku ay fal celin kala duwan ay ka soo bixiyaan waxuuna inata badan Dhaliilaa Maamulka Galmudug.

Xariga Mursal Dhagcas ayaa imaanaya xili uu Madaxwaynaha Galmudug iyo wafti ay hogaaminayaan soo gaareen Degmada Caabudwaaq.

Xariga mursal Dhagcas ayaa waxuu fashil ku hayey maamulka Qoorqoor oo aan doonayn in laga hadlo Dulimiga ay ku hayaan Shacabka Waqooyiga Galgaduud.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.