Daawo:Guddoomiye Muuday ayaa ku bogaadiyay shacabka gobolka Banaadir marti galinta dowladnimada Soomaaliya

Muuday

Guddoomiye ku xigeenka 1aad baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiwali Ibraahim Sheekh Muudey iyo qaar kamid ah xildhibaanada baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliy ayaa Caawa ka qeeyb galay munaasabadda Xuska 20 guurada dib u yagleelida Dowladnimada Soomaaliya magaalada Carta ee Dijbouti sanadkii 2000.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.