Akhriso:Baarlamaanka Puntland oo Go’aan Kasoo Saaray Matalaada Gobolka banaadir

deni

Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, uu shir-guddoomiyey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay wehliyaan, Guddoomiye ku xigeenka 1aad Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan & ku xigeenka 2-aad Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa waxay go’aan kasoo saareen Maqaamka Muqdisho iyo iyo Arrimaha Doorashooyinka dalka ee 2020/2021

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.