Daawo:Axmed Madoobe oo Kulankii ugu dambeeyey la qaatay Agaasimayaasha wasaaradaha

Axmed Madoobe ayaa kulankiisii ugu dambeeyey la qaatay agaasimayaasha wasaaradaha iyo gudoonka gudiga shaqada iyo shaqaalaha ee Dowlad goboleedka Jubbaland.

Agaasimayaasha ayaa ka waramay waxa u qabsoomay iyo caqbadaha haysta Maamulka Jubbaland kaas oo hada noqday mid aan Shaqayn.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.