Daawo:Kulan looga soo horjeedo caleemo saarka Axmed madoobe oo lagu qabtay Muqdisho

Magaalada muqdisho waxaa ka dhacday kulan looga soo horjeedo caleema saaeka Axmed madoobe iyo Xisbiyada Mucaaradka ee ka qayb galay, Kulankaan ayaa waxaa ka qayb galay Salaadiin,siyaasiyiin, iyo Xildhibaanada Dowlada Federaalka ah Soomaaliya.

Waxayna dhamaantood isku raaceen inaan la aqabali Karin Caleemo saarka Hogaamiyaha Fashilmay ee Axmed Madoobe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.