Akhriso:Dowlada Soomaliya oo ka laabatay qandaraasyo ay horay shirkado usiisay.

manddeq

Wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada Dowlada federaalka ee Soomaliya ayaa ka laabatay qandaraasyo ay horay shirkado usiisay.

Shirkadaha Qandaraaska laga Joojiyey ayaa waxay Gaarayaan Shan kuwaas oo qabin jiray Tayada Gadiidka ama M.O.T

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.