Dhageyso:Cabdi Xoosh oo kubaaqay in layska qabto kuwa sida daran wax u goobaya

Ganacsade Cabdi Xoosh Ashkir ayaa waxuu mar kale ka hadlay Xaalada Dalka Soomaliyeed kusugan yahay waxuuna dul istaagay oo si wayn Bulshada Soomaliyeed ugu sharaxay kuwa sida Xun wax ku doonaya oo la shaqeysanaya Cadowga Soomaliyeed oo ugu horeeyaan Kenya iyo Imaraadka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.