Daawo:Sida loogu soo dhaweeyay BARWAAQO Ugaas Maxamed waxaana lagudoonsiiyay Kitaab Qur’aan ah,Faras iyo Dhul

Ugaas Maxamed Ugaas Axmed Ugaas Faarax Ayaa waxaa si wayn loogu soo dhaweeyey Magaalada Barwaaqo ee Gobolka Galgaduud waxaana Ugaas waheliyey Ugaas Aadan BarreTaakooy, Madaxwayne Kuxigeenka Galmudug, Maxamed Xaashi, Ganacsato, Xildhibaano iyo Masuuliyiin kala duwan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.