Akhriso:Kenya oo ku dhawaaqday in Magaalada Kismaayo laga xiray Cirka,dhulka iyo Badda

Ciidamada Dowlada Kenya oo kaashanaya kuwa danteeda ka shaqeeyo oo ugu horeeyo Axmed Madoobe ayaa maanta oo ay taariikhdu ku beegantahay 20/08/2019 soo saaray amarro horleh oo ku aadan sugidda amniga magaalada Kismaayo ee maalmaha doorashada.

War-saxaafadeed ay si wada jira u soo saareen Ciidamada Kenya ee kusugan Kismaayo iyo guddiga amniga Axmed Madoobe ayaa waxaa la mamnuucay in garoonka diyaaradaha, Gaadiidka badda iyo barigga midna aan laso gali karin muddada lagu jiro doorashada.

Magaalada Kismaayo ayaa waxaa horay ugu furmaa hawada iyo Bada dhulkana waxaa horay xanibaad u saaray Alshabaab.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.