Akhriso:Gudiga Doorashada Axmed Madoobe oo Sadex Maalin ku daray Diiwaangalinta Doorashada

axmed

Guddiga doorashada Axmed Madoobe ayaa muddo saddex maalin ah ku darray wakhtigii isdiiwaan galinta musharraxiinta aan horrey isku diiwaan galin, Wakhtiga isdiiwaan galinta ayaa ka bilaaban doona 17 August 2019 kuna eg 19 August 2019.

Guddiga doorashada Axmed Madoobe ayaa qoraal ay udireen Ergayga qaramada Midoobay ku sheegay Qoraalkooda in sadex maalin lagu daray diiwaangalinta Musharaxiinta Madaxwaynaha.

Musharaxiinta Jubbaland ayaa horay udiiday inay ka qayb galaan tartanka xilka Madaxwaynaha Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.