Qarax ka dhacay Kismaayo iyo Xabado laga Maqlaayo Gudaha Magaalada

deg

Sida ay Kusoo waramayaan Wariyaasha Gedotimes ee kusugan Magaalada Kismaayo Xarunta ku meelgaarka ah ee Maamulak Jubbaland waxaa Magaalada ka dhacay qarax kaas oo wali la sheegin qasaaraha uu gaystay.

Waxaa Magaalada Kismaayo gudaheeda ka dhacaya Xabado Badan oo aan la ogayn cida Ridaysa.

wararkeena Dambe laga socda warar Dheerad ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.