Daawo:Musharax Xidig oo Digniin udiray Axmed madoobe iyo kooxdiisa

xidig

Musharaxa Madaxwaynaha Jubbaland Cabdirishiid Xiidg ayaa waxuu Magaalada kismaayo mar uu kula hadlaayey taageerayaashiisa waxuu sheegay inaan la aqbali Karin Caga Juglaynta lagu hayo dadka isbadal doonka geediga isbadal doonkuna meel fiican marayo.

Musharax Xidig ayaa waxa kaloo sheegay maamulka Jubbaland inay u dhaqmaan sida ay sameeyeen Madaxda Galmudug.

ugu damabyntii Xidig ayaa sheegay Bulshada Jubbaland, Dowlada federaalka ah iyo beesha Caalamka inay diideen Sadex xildhibaan keena ee aan kala dooranee.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.