Mid kamida Nabadoonada Jubaland oo Kismaayo lagu qaarijiyey

Wararka Naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee xarunta ku meel gaarka ee Jubbaland ayaa waxay sheegayaan in Allaha unaxariistee Nabadoon Ibrahim Jeeri oo ahaa Nabadonka Beesha Jareerweyn ee Jubbaland i lagu Dilay gudaha Magaalada Kismayo.


Nabadoon Ibraahim ayaa waxuu kamid ahaa Nabdoonada waayadaan dambe aad ooga soo horjeeday maamulka Axmed madoobe wuxuuna kamid ahaa Odayaasha Isbadal doonka Jubbaland, waana mida la aaminsanyahay inuu sababsaday dilkiisa.


Maamulka fashilmay ee Axmed madoobe ayaa bilaabay beegsiga Odayaasha iyo siyaasiyiinta kasoo horjeedo xili la isku Khilaafsan yahay soo xulista Baarlamaanka Jubbaland.

Amaanka Magaalada Kismaayo ayaa ah mid aan lagu kalsoonaan Karin madaama Ilaalada axmed madoobe ay bilaabeen ugaarsiga dadka kaoo horjeeda Axmed Madoobe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.