Dada khaadka Kenya kashaqeeya oo laga helay viruska Ebolaha iyo digniin laga soo saaray

Wararka naga soo gaaray dalka Kenya ayaa waxay sheegayaan qaar kamida dadka ka shaqeeya beeraha Khaadka gaar ahaan kuwa Kirinyaga County inuu soo ritay cudarka Ebolaha.

Wasaarada Caafimaadka Kenya ayaa waxay sheegtay in la joojiyo cunida Khaadka inta laga ogaanayo meesha uu ka yimid Viruska Ebolaha ee soo ritay qaar kamida beeralayda ka shaqeysa Khaadka.

Waa goobtiii labaad ee lagu sheegay dad kenyaan ah oo qaba cudurka ebolaha lamana xoga inta qof ee ku faafay Viruska Ebolaha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.