Daawo:Wasiir Goodax oo Dhulka ku jiiday madaxda maamul goboleedyada iyo Kenya

goiodax

Wasiirka Waxbarshada Soomaliya Cabdulaahi Goodax barre ayaa mar uu ka dhagax Dhigaayey Macadka Macalinta Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo ayuu waxuu ka hadlay xirirka Kenya iyo Somaliya iyo Madaxda Maamul goboleedyada ku shiraya Dalka Kenya.

Wasiir Goodax ayaa waxuu yiri “”

Wadankaan Somaali baa leh, Somaali baa u adeegeysa ,somaali baana u fakireysa waxii intaas ka baxsan waa in aan dhibaato cagaheena ku doonanaa,

Waad la socotaan Siyaasadu marba meel bey aadeysaa hada siyaasada Kenya iyo Somaaliya isku ma dhuun duleesho walaalaheen xagey bir ku dhuftaan, xageey dhagax ku turaan anagu aamusnaan baan ka door bidnay taasaana wadeynaa waxii ka xanaajiyayba.

Dowlad ahaan wey na dhibeysaa markaan argno maamul gobaleedyadii oo ninkii budka noo heystay guurigiisa ku shiraya meel ay ku shiraana aysan waayin wey na dhibeysaa lkn hadane wax aan kor u qaad qaadeyno ma ahan iyagaas halkaas ku shiraaya mar buu caqliga usoo bixi donaa oo ay gurigooda howshooda ku qabsan donaan boqol meel oo ka wngsn oo ay ku shiri karaan bey qabaan waxay halkaas u aadayaan waxaan is dhihi karaa waa un qaab daro iyaga heysata Maamualda Kenya ku shirayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.