Kenya oo xirtay xuduuda ay la leedahay Soomaliya

Dowlada Kenya ayaa waxay sheegtay inay xirtay xuduuda u dhaxaysa Soomaliyabiyo Kenya gaar ahaan mida Lamu.

Shacabaka Kenya ee dagan Lamu ayaa waxaa laga mamnuucay inay u gudbaan dhanka Soomaliya.

Dowlada Kenya ayaa waxay ku sheegtay sababta loo xiray Xuduuda Lamu ay lawadaagto Soomaliya inay tahay arimo laxitiira Xaga amniga.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.