Daawo:Wariye Gacmadheere oo Kismaayo loogu xiray Tabinta Gabar yar oo dil iyo Kufsi layskugu daray

gacmadheere

Wariye Maxamed Sahal Gacmo dheere oo ah wakiil wareedka SBC ee kismaayo ayaa saaka si caadi ah u watay howl maalmeedkiisa caadiga ah waxaana xilliga la xirayay uu warbixin ka sameynayeen meydka gabar la wayay oo laga helay Xeebta Kismaayo aydoo dil iyo kufsi layskugu daray.

Ciidamada Booliiska ee Kismaayo ayaa u yeeray ka dibna u sheegay inuu xiran yahay looma sheegin wax dambe ah oo gulay.

Hoos kadaawo Wariye gacmo dheere oo ka warbixinaya xarigiisa iyo waxa uu ku saabsanaa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.