Dhageyso:Gudoomiyaha Doraashada Jubbaland oo sheegay hadal ka caraysiiyey Bulshada Jubbaland

Gudoomiyaha Gudiga Doorashada Jubbaland ee axmed madoobe magacowday ayaa waxuu sheegay hadal lafilaayey oo aysan jeclaysan Bulshada Jubbaland.

Gudoomiyaha doorashada Jubbaland Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay inay Odayaasha jubbaland kismaayo keenayaan si ay ugu soo gudbiyaan sadex Musharaxa oo u tartamaya Xildhibaanka beeshaas ayakuna kala saarayaan.

Hadalkaan kasoo yeeray Gudoomiyaha Doorashada Jubbaland ayaa ah waxay ay ka digayeen Siyaasiyiin iyo waxgaradka Jubbaland.

Hoos kadhageyso Gudoomiyaha oo u waraamyey VOA.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.