Daawo:Ciidamada Xooga Dalka oo fashilayey gaari qarax siday

qarax

Ciidamada Xooga Dalka oo fashilayey gaari nuuciisu yahay hoomeey oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa islamarkaana argagixisada ay doonayeen in ay ku dhibaateeyaan Shacabka Soomaaliyed inta lagu guda jira bisha barakeysan ee Ramadaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.