Labo Ruux oo qasaaro kasoo gaaray Qarax gaari lagu xiray oo ka dhacay Muqdisho

qarax

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in labo Ruux oo shacab ah aya ku dhaawacmen kadib markii qarax Gaari lagu soo xiray uu ka dhacay Isgoyska Tarabuunka ee Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir.

Gaariga Qaraxa lagu xiray oo ahaa Nooca raxaada waxaana goobta qaraxa ka dhacay gaaray Ciidamo ka tirsan Booliska Dowladda Soomaaliya waxaana hakad gelay mudo kooban isku socdka dadka iyo gadiidka wallow markii dambe ay dib u fureen wadada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.