Daawo:Shacabka Baladxaawo oo Burburiyey darbi Kenya si sharci daro ah ku dhisatay

Dowlada kenya ayaa waxay duulaan kusoo qaaday Dalka Soomaliya waxay darbi sharci daro ah oo kii hore ka duwan kadhistay Gudaha Degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo.

Shacabka Degmada Baladxaawo ayaa maanta waxay burbiriyeen darbigii sharci darada ahaa Kenya ka dhisatay Gudaha Demagada Baladxaawo, mana ahan markii ugu horaysay ee Kenya Duulaan qaawan kusoo qaado Gudaha Dalka Soomaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.