Daawo:Xildhibaan Cabdifitaax oo sheegay inaan Axmed madoobe laga yeelayn Caburin iyo boob

xildhibaan

Xildhibaan Cabdi fitaax Maxamed Cali oo ka mid ah Barlamaanka Soomaaliya ayaa Kismaayo kaga dhawaaqay inuu yahay musharax madaxweyne Jubaland.

Xildhibaan Cabdifitaax ayaa waxuu sheegay doorasho xor ah inay kadhici doonto jubbaland Ma dhici doonto in lays Caburiyo ama lays boobo, Xildhibaan Cabdifitaax ayaa waxuu sheegay inaan la aqbali Karin in Taageerayaasha musharaxiinta in laga hor istaago soo dhaweynta musharaxooda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.