Daawo:Mustaf Cagjar oo mamnuucay Shir qabiil oo siyaasadaysan

mustafe

Madaxwaynaha DDS Mudane Mustafe Muxumad Cumar oo Shir jaraa’id Ku Qabtay Xafiiskiisa Ayaa ka Hadlay arimo Muhiim Ah oo laxiriira Deegeaanka isla Markaana Sheegay inaan La qaban Karin Shir qabiil oo Siyaasadaysan balsan la ogayl yahay Xisbi iyo qabiil danihiisa Gaarka ka tashaynaya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.