Qarax Goor dhow ka dhacay Magaalada Muqdisho

qarax


Qarax ayaa Muqdisho ka dhacay goordhaw , Warar horu dhac ah oo aan helnay ayaa sheegaya in uu ka dhacay agagaarka dugsiga Tababarka Booliska ee General Kaahiye (Iskuul Boliisiya).
Qaraxaasi ayaa waxaa la sheegay in uu ahaa mid lagu soo xiray gaari isla markaana uu ku qarxay afaafka hore ee Iskuul Buluusiya ee Muqdisho.

Wararkeena dambe kala socda warar Dheeraad ah.


Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.