Daawo:Gudoomiye Mursal oo Gudi u saaray soo baaro dhibatada Kenya ka geystay Gedo

mursal

Gudoomiyaha Golaha shacabka Mudane Maxamed Mursal Sh.Cabdiraxmaan ayaa gudiga isgaarsiinta baarlamaanka ugu baaqay iney baaraan xarumo sharkado isgaarsiineed oo la burburiyay iyo hanti ay Ciidamada dowlada Kenya dhulka simeen taas oo inta badan ka dhaceen Gobolka gedo iyo Deegano hoostago Dhoobley iyo Afmadow.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.