Daawo:Taliye kuxigeenka Booliska ayaa sheegtay in Cadaaladda la horkeeni doono Askari dil u gaystay Mooto Bajaaj.

Taliye ku-xigeenka ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareeyo Guuto Zakiya Xuseen Axmed oo shir jaraa’id ku qabatay xarunta Taliska ciidanka booliska ayaa sheegtay in ciidamada amniga ay saddexdii maalin ee la soo dhaafay caasimadda ka sameeyeen howlgallo ammaanka lagu xaqiijinayo waxay kaloo sheegtay in Cadaaladda la horkeeni doono Askari dil u gaystay Mooto Bajaaj.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.