Daawo:Wafti ka socda Jaamacada Ummada ayaa Soo Caabudwaaq

cw

Wafti balaaran oo kasocda Xarunta dhexe ee Jaamacada Ummada Soomaliyeed ayaa waxay soo gaareen Jaamacada Ummada Soomaaliyeed Faraceeda Galmudug ee Degmada Caabudwaaq, wAftigaan ayaa waxaa kamid ahaa Gudoomiye kuxigeenka Jaamacada Ummada Soomaliyeed Professor Aadan Guuleed Shabeel, Hormuudka Kuliyadaha waxbarashada iyo arimaha Bulshada Drs Fowsiya Cabdirixmaan warsame, Hormuudka Kuliyada Dhaqaalaha iyo maamulka Professor Xasan Cusmaan Gal, Hormuudka Kuliyada Caafimaadka Dr Cabdinuur Faarax Maxamuud, Hormuudka kuliyada daraasadka Islaam Dr Cabdinuur Xasan Cali iyo Agaasimaha Macadka Toobabarada Mudan Bashiir Cumar Ciise.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.