Daawo:Xisbiga wadani oo ku tilmaamay Muuse Biixi Qayru Masuul

muusa

afhayeenka Xisbiga mucaaradka Wadani Barkhad Jaamac Batuun ayaa eed dusha uga Tuuray Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi isagoo sheegay Madaxwaynaha Somaliland Kama Muuqato Dareenkii Masuuliyadeed ee Dalkan iyo Dadka uu ugu Dhaartay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.