dhageyso:Beledxaawo Munaasabad lagu calmeema-saarayo Nabadoon cusub

baladxaawo

Magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo waxaa ka dhacay munaasabad si heer sare ah loo soo gaasimay oo kaqayb galeen qayabaha bulshada ee Degmada Baladxaawo waxaana Munaasabadaan lagu caleemo saaray Garaad Ibraahinm Garaad Faarah Garaad Cabdulaahi oo matalaya mid kamida Beelaha Daga Degmada Baladxaawo.

Waxgaradkii iyo culumadii ka soo qayb gashay Caleemo saarka Garaad Faarax ayaa waxay ilaahay uga baryeeyn inuu la garab galo Masuuliyada lasaaray, ugu dambayntiina waxaa hadalka qaatay Garaad Ibraahinm Garaad Faarah Garaad Cabdulaahi waxuuna sheegay inuu Jiro 70 inta cimrigiisa ka hartayna uu wanaaga iyo danta guud ka shaqeyn doono.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.