Daawo:Khayre oo Habeenimo Booqaday wasarada shaqada iyo Arrimaha Bulshada

Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Soomaaliya ayaa caawa kormeer shaqo ku tagey Wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshada, halkaa oo howl-Wadeeno ka tirsan Wasaaradda ay ka wadeen Howlo ku aadan Hubinta Aqoonta iyo Xirfadaha Shaqo ee Shaqalaha Dowladda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.