Sawiro:Qaraxii ka dhacay Muqdisho iyo Qasaarihii uu Gaystay

qarax

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo ka dhacay Muqdisho-Mull oo ah goob Ganacsi oo ku taalla degmada Xamarweyne.

Dad ku dhow 10 ruux ayaa la xaqiijiyay inay qaraxaasi ku geeriyoodeen,waxaana jira dad guryahooda ay kusoo dumeen sidaasina ay ku geeriyoodeen.

Goobta qaraxa ka dhacay ayaa waxaa gaaray Ciidamada Amniga iyo Gurmada Caafimaadka dag daga ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.